Thursday, September 19, 2024
28.9 C
Mogadishu

CIIDANKA PSF OO QABTAY AJAANIIB KA TIRSAN ARGAGIXISADA DAACISH

Boosaaso (Isbahaysi) — Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo ajinebi ah kuwaas oo ka tirsan ururka argagixisada ah ee Daacish.

Xubnahan ayay PSF sheegeen inay yihiin firxad ka badbaaday duqayn ururka Daacish lagu la beegsaday deegaanka Afcad ee Gobolka Bari, 31-kii Bisha May 2024.

Labadan xubnood oo u dhashay dalka Tansaaniya ayaa ah 25 jirro magacyadooda lagu kala sheegay Cimraan Maxamed Calaawi iyo Mabruuk Naasir Saciidi.

Ciidanka PSF oo gacanta ku dhigay ajaaniib ka tirsan Daacish

Going to China: A Lesson in Modernization for Africa, Not an Opportunity for Beseeching

The increasing demand for Africa’s vast natural resources has led to a modern-day scramble by both big powers and middle powers alike, echoing the...

AGAASIMAHA GUUD EE VILLA SOMALIA OO QARKA U SAARAN IN UU ISCASILO

Maalmahan Madaxtooyada Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ka taagan Jaah wareer xoog leh oo ku saabsan dhanka maamulka Xafiiska Warfaafinta Villa Somalia, Agaasimaha Guud ee...

XALAALAYNTII GALMUDUG IYO XUJADA SSC-KHAATUMO EE XASAN SHEEKH

Madaxweynaha  Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu dadaal fara badan oo isugu jira Wakhti, dhaqaale, iyo dib u heshiisiin ku bixiyay muddo-xileedkiisii hore dhismihii Dowlad Goboleedka...

ETHIOPIA’S AGGRESSION TOWARDS SOMALIA: ROLES OF EGYPT AND TÜRKIYE?

The illegal Memorandum of Understanding (MoU) signed at the start of 2024 between Ethiopia and a tiny secessionist group in northern Somalia’s Somaliland region,...

UGU CAANSAN

1,200FansLike
3,400FollowersFollow
4,000SubscribersSubscribe
Mogadishu
broken clouds
28.9 ° C
28.9 °
28.9 °
74 %
5.1kmh
75 %
Thu
29 °
Fri
27 °
Sat
28 °
Sun
27 °
Mon
27 °

Get important news delivered directly to your inbox and stay connected!