Friday, September 20, 2024
25.2 C
Mogadishu

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO CIIDAMO BADAN TABABAR USOO XIRAY

Kismaayo (Isbahaysi) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ciidamada Darawiishta Jubbaland, kuwaas oo dhowaanahan tababar u socday.

Ciidankan cusub ee maanta tababarka loo soo xiray ayaa la sheegay inay isu diyaarinayaan howlgallo ay dhowaan Ciidamada Jubbaland bilaabayaan, kuwaas oo lagu qaadayo deegaannada ay ka taliso argagixisada Alshabaab.

Madaxweynaha Jubbaland oo munaasabadda tababarka lagu soo xiray kalmad ka jeediyey ayaa bogaadiyey ciidanka, isaga oo tilmaamay inay isu diyaarinayaan hadafka loo tababaray ee ah dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Madaxweynaha Jubbaland oo Ciidamo Badan Tababar usoo Xiray

Going to China: A Lesson in Modernization for Africa, Not an Opportunity for Beseeching

The increasing demand for Africa’s vast natural resources has led to a modern-day scramble by both big powers and middle powers alike, echoing the...

AGAASIMAHA GUUD EE VILLA SOMALIA OO QARKA U SAARAN IN UU ISCASILO

Maalmahan Madaxtooyada Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ka taagan Jaah wareer xoog leh oo ku saabsan dhanka maamulka Xafiiska Warfaafinta Villa Somalia, Agaasimaha Guud ee...

XALAALAYNTII GALMUDUG IYO XUJADA SSC-KHAATUMO EE XASAN SHEEKH

Madaxweynaha  Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu dadaal fara badan oo isugu jira Wakhti, dhaqaale, iyo dib u heshiisiin ku bixiyay muddo-xileedkiisii hore dhismihii Dowlad Goboleedka...

ETHIOPIA’S AGGRESSION TOWARDS SOMALIA: ROLES OF EGYPT AND TÜRKIYE?

The illegal Memorandum of Understanding (MoU) signed at the start of 2024 between Ethiopia and a tiny secessionist group in northern Somalia’s Somaliland region,...

UGU CAANSAN

1,200FansLike
3,400FollowersFollow
4,000SubscribersSubscribe
Mogadishu
scattered clouds
25.2 ° C
25.2 °
25.2 °
87 %
6.2kmh
27 %
Fri
27 °
Sat
28 °
Sun
28 °
Mon
27 °
Tue
27 °

Get important news delivered directly to your inbox and stay connected!