{"id":3458,"date":"2024-06-01T15:39:50","date_gmt":"2024-06-01T15:39:50","guid":{"rendered":"https:\/\/isbahaysi.com\/?p=3458"},"modified":"2024-06-01T15:39:52","modified_gmt":"2024-06-01T15:39:52","slug":"nisa-ayaa-gacanta-kusoo-dhigtay-xubno-ganacsato-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/nisa-ayaa-gacanta-kusoo-dhigtay-xubno-ganacsato-ah\/","title":{"rendered":"NISA AYAA GACANTA KUSOO DHIGTAY XUBNO GANACSATO AH OO BAAD SIIYEY KOOXAHA ARGAGIXISADA"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>Muqdisho (Isbahaysi) &#8211;<\/strong> War ka soo baxay Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in Hay\u2019addu ay gacanta ku soo dhigtay xubno ganacsto ah kuwaas oo u hoggaansamay awaamiirta ay kooxaha argagixisada ahi baadda uga qaadayaan ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay ku dabojiraan xubno kale oo lagu tuhunsan yahay inay baad u oggolaadeen kooxaha argagixisada ah, iyada oo Hay\u2019addaha Amniga ee DFS horey awaamiir adadag uga soo saareen la macaamilka iyo xiriirka dhammaan Kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"723\" height=\"1024\" src=\"https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-723x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-3459\" srcset=\"https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-723x1024.jpg 723w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-212x300.jpg 212w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-297x420.jpg 297w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-696x985.jpg 696w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-17x24.jpg 17w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-25x36.jpg 25w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1-34x48.jpg 34w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/GO_U8RJWEAAg-5z-1.jpg 763w\" sizes=\"(max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Nisa Ayaa Gacanta Kusoo Dhigtay Xubno Ganacsato Ah Oo Baad Siiyey Kooxaha Argagixisada<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Ugu dambayn, NISA ayaa uga digtay shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed la macaamilka kooxaha argagixisada ah iyo u dhego nuglaanshaha awaamiirtooda ku aaddan xoolaha baadda ah ee ay Kooxuhu ka qaadaan ganacsatada taas oo dib loogu adeegsado gumaadka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Dhammaad<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Isbahaysi) &#8211; War ka soo baxay Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in Hay\u2019addu ay gacanta ku soo dhigtay xubno ganacsto ah kuwaas oo u hoggaansamay awaamiirta ay kooxaha argagixisada ahi baadda uga qaadayaan ganacsatada Soomaaliyeed. Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay ku dabojiraan xubno kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3464,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"categories":[871,1061,4],"tags":[1150,1151,1146,1149,1148,1147],"class_list":["post-3458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-geeska-africa","category-wararka","category-dunida","tag-alshabab","tag-isbahays","tag-nisa","tag-sna-2","tag-somalia-2","tag-soomaaliya-2"],"acf":[],"amp_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3468,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458\/revisions\/3468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}