{"id":3470,"date":"2024-06-01T19:18:47","date_gmt":"2024-06-01T19:18:47","guid":{"rendered":"https:\/\/isbahaysi.com\/?p=3470"},"modified":"2024-06-02T10:46:42","modified_gmt":"2024-06-02T10:46:42","slug":"furitaanka-shabakadda-warbaahinta-isbahaysi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/furitaanka-shabakadda-warbaahinta-isbahaysi\/","title":{"rendered":"FURITAANKA SHABAKADDA WARBAAHINTA ISBAHAYSI"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>Muqdisho (Isbahaysi) &#8211;<\/strong> Maanta oo ay taariikhdu tahay 1 bisha Juun 2024, waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa furitaanka baraha Online-ka ah ee Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi, oo ah hay\u2019ad warbaahineed oo madaxbannaan, taas oo cod u noqonaysa dhammaan dadka Soomaaliyeed. Isbahaysi waxa ay si joogto ah u tebinaysaa dhacdooyinka maalinlaha ah iyo qadiyadaha dalkeenna, Geeska Afrika, Bariga Dhexe iyo guud ahaan caalamka.<\/p>\n\n\n\n<p>Isbahaysi waxa ay diiradda saaraysaa dhinacyada siyaasadda, arrimaha bulshada, dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha juquraafi-siyaasadeed ee gobolka. Barnaamijyada joogtada ah ee ka bixi doona Isbahaysi waxa ay ka koobnaan doonaan warbixinno, falanqayno, doodo, baaris cilmiyeysan iyo waraysiyo, iyada oo la adeegsanayo baraha kala duwan ee warbaahinta casriga ah sida website-ka Shabakadda, baraha bulshada iyo majallad bille ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Ugu dambayn, Warbaahinta Isbahaysi oo ay sees u tahay ilaalinta madax-bannaanida tebinta, anshaxa saxaafadda, sinnaanta, dhex-dhexaadnimada iyo isla-xisaabtanka, waxa ay ka shaqaynaysaa u adeegidda shacabka, ilaalinta danaha guud ee ummadda, horumarinta iyo kobcinta wacyiga guud ee bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Ka mid baa tahay Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi<\/p>\n\n\n\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"819\" height=\"1024\" src=\"https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-819x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-3471\" srcset=\"https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-819x1024.jpg 819w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-240x300.jpg 240w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-768x960.jpg 768w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-1228x1536.jpg 1228w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-336x420.jpg 336w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-696x870.jpg 696w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-1068x1335.jpg 1068w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-19x24.jpg 19w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-29x36.jpg 29w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali-38x48.jpg 38w, https:\/\/isbahaysi.com\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Somali.jpg 1350w\" sizes=\"(max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Bayaanka Furintaanka Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Isbahaysi) &#8211; Maanta oo ay taariikhdu tahay 1 bisha Juun 2024, waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa furitaanka baraha Online-ka ah ee Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi, oo ah hay\u2019ad warbaahineed oo madaxbannaan, taas oo cod u noqonaysa dhammaan dadka Soomaaliyeed. Isbahaysi waxa ay si joogto ah u tebinaysaa dhacdooyinka maalinlaha ah iyo qadiyadaha dalkeenna, Geeska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3538,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"categories":[4,871,1061],"tags":[967,907,906],"class_list":["post-3470","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dunida","category-geeska-africa","category-wararka","tag-isbahaysi-so","tag-soomaaliya-so-2","tag-soomaaliya-so"],"acf":[],"amp_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3479,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3470\/revisions\/3479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/isbahaysi.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}