Sunday, September 15, 2024
28.9 C
Mogadishu

FURITAANKA SHABAKADDA WARBAAHINTA ISBAHAYSI

Muqdisho (Isbahaysi) – Maanta oo ay taariikhdu tahay 1 bisha Juun 2024, waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa furitaanka baraha Online-ka ah ee Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi, oo ah hay’ad warbaahineed oo madaxbannaan, taas oo cod u noqonaysa dhammaan dadka Soomaaliyeed. Isbahaysi waxa ay si joogto ah u tebinaysaa dhacdooyinka maalinlaha ah iyo qadiyadaha dalkeenna, Geeska Afrika, Bariga Dhexe iyo guud ahaan caalamka.

Isbahaysi waxa ay diiradda saaraysaa dhinacyada siyaasadda, arrimaha bulshada, dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha juquraafi-siyaasadeed ee gobolka. Barnaamijyada joogtada ah ee ka bixi doona Isbahaysi waxa ay ka koobnaan doonaan warbixinno, falanqayno, doodo, baaris cilmiyeysan iyo waraysiyo, iyada oo la adeegsanayo baraha kala duwan ee warbaahinta casriga ah sida website-ka Shabakadda, baraha bulshada iyo majallad bille ah.

Ugu dambayn, Warbaahinta Isbahaysi oo ay sees u tahay ilaalinta madax-bannaanida tebinta, anshaxa saxaafadda, sinnaanta, dhex-dhexaadnimada iyo isla-xisaabtanka, waxa ay ka shaqaynaysaa u adeegidda shacabka, ilaalinta danaha guud ee ummadda, horumarinta iyo kobcinta wacyiga guud ee bulshada Soomaaliyeed.

Ka mid baa tahay Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi

DHAMMAAD

Bayaanka Furintaanka Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi

Going to China: A Lesson in Modernization for Africa, Not an Opportunity for Beseeching

The increasing demand for Africa’s vast natural resources has led to a modern-day scramble by both big powers and middle powers alike, echoing the...

AGAASIMAHA GUUD EE VILLA SOMALIA OO QARKA U SAARAN IN UU ISCASILO

Maalmahan Madaxtooyada Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ka taagan Jaah wareer xoog leh oo ku saabsan dhanka maamulka Xafiiska Warfaafinta Villa Somalia, Agaasimaha Guud ee...

XALAALAYNTII GALMUDUG IYO XUJADA SSC-KHAATUMO EE XASAN SHEEKH

Madaxweynaha  Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu dadaal fara badan oo isugu jira Wakhti, dhaqaale, iyo dib u heshiisiin ku bixiyay muddo-xileedkiisii hore dhismihii Dowlad Goboleedka...

ETHIOPIA’S AGGRESSION TOWARDS SOMALIA: ROLES OF EGYPT AND TÜRKIYE?

The illegal Memorandum of Understanding (MoU) signed at the start of 2024 between Ethiopia and a tiny secessionist group in northern Somalia’s Somaliland region,...

UGU CAANSAN

1,200FansLike
3,400FollowersFollow
4,000SubscribersSubscribe
Mogadishu
scattered clouds
28.9 ° C
28.9 °
28.9 °
70 %
7.7kmh
40 %
Sun
26 °
Mon
27 °
Tue
27 °
Wed
27 °
Thu
27 °

Get important news delivered directly to your inbox and stay connected!